Beesha ugu xifdin badan Quraanka kariimka

Somali tribes most learned of the Koran

Soomaalida waa dad lawada og yahay inay Quraanka si fiican u bartaan marka loo eego dunida muslinka.

Quraanka loox baa lagu dhigaa markaas ayaa laga xifdiyaa, dugsiyo badan ayaana sidaas sameeya.

laakin marka aan fiirino beelaha soomaalida ugu akhriska badan Quraanka waxaa la dhihi karaa qabiilka Raxweyn guud  ahaan sidoo kale beesha Abgaal waxayna ku dheereeyaan beelahaas subac, subacana wuxuu ku dhisan yahay xifdiga Quraanka.

Beesha ugu xifdin badan Quraanka kariimka
Beesha ugu xifdin badan Quraanka kariimka

Qabiil kaste waa laga helaa dad xafidsan Quraanka laakin Abgaal iyo Raxweyn wax ku gaaro waa la waayay Quraanka. markaad tagto Baydhabo ama warsheekh habeen waxaad dareemaysaa meel kaste oo subac kasoo yeeraya.

waxaa kaloo sidaas ah beesha Galadi oo degto degmada Afgooye.

 

Qabiilka Soomaali ugu guurka badan

الصوماليون هم أناس يعرفون القرآن بشكل أفضل من شعوب العالم الإسلامي.
يتم وضع القرآن الكريم على لوح ثم يتم نسخه ، والعديد من المدارس تفعل ذلك.
ولكن عندما ننظر إلى القرى الصومالية التي تقرأ القرآن أكثر من غيرها، يمكن القول إن قبيلة راحوين هي الأول في حفظ االقرآن الكريم ثم تليها عشيرة أبجال
في كل قبيلة هناك أناس يحافظون على القرآن،. عندما تذهب إلى بايدبو أو ورشيخ في الليل ، فإن كترى في كل مكان القرآء يدارسون القرآن.
أيضا في منطقة أفغوي.

 

{يَا أَيُّهَا الْمُزَّمِّلُ * قُمِ اللَّيْلَ إِلَّا قَلِيلًا * نِصْفَهُ أَوِ انْقُصْ مِنْهُ قَلِيلًا * أَوْ زِدْ عَلَيْهِ وَرَتِّلِ الْقُرْآنَ تَرْتِيلًا * إِنَّا سَنُلْقِي عَلَيْكَ قَوْلًا ثَقِيلًا}

( kan Isduuduubayow * Istaag habeenka (Tuko) wax yar Mooyee * Nuskiisa tuko ama ka nusqaami wax yar * Ama ka badi, Quraanku u akhri si fiican * Annagaa Kugu Dajin Hadal Culus (wayne))

 

Alle (SW) wuxuu yiri:

(إِنَّ هَٰذَا الْقُرْآنَ يَهْدِي لِلَّتِي هِيَ أَقْوَمُ وَيُبَشِّرُ الْمُؤْمِنِينَ الَّذِينَ يَعْمَلُونَ الصَّالِحَاتِ أَنَّ لَهُمْ أَجْرًا كَبِيرًا)

(Quraankanna wuxuu ku Hanuunin Dadka Arrinta u Toosan ugana Bishaarayn kuwa fala Wanaag inay Mudan Ajir wayn). 

Wuxuu yiri Alle:

(وَنُنَزِّلُ مِنَ الْقُرْآنِ مَا هُوَ شِفَاءٌ وَرَحْمَةٌ لِّلْمُؤْمِنِينَ ۙ وَلَا يَزِيدُ الظَّالِمِينَ إِلَّا خَسَارًا)

(Waxaana soo dajinaynaa Quraanka Isagoo caafimaad iyo Naxariis u ah Mu’miniinta, Daalimiintana uma siyaadiyo Waxaan Khasare ahayn).

(إِنَّ الَّذِينَ يَتْلُونَ كِتَابَ اللَّهِ وَأَقَامُوا الصَّلَاةَ وَأَنفَقُوا مِمَّا رَزَقْنَاهُمْ سِرًّا وَعَلَانِيَةً يَرْجُونَ تِجَارَةً لَّن تَبُورَ  *  لِيُوَفِّيَهُمْ أُجُورَهُمْ وَيَزِيدَهُم مِّن فَضْلِهِ ۚ إِنَّهُ غَفُورٌ شَكُورٌ) ‎

(Kuwa akhriya kitaabka Eebe oo salaadda ooga wax ka nafaqeeya (ka bixiya) waxaan ku arsaaqnay qarsoodi iyo caddaanba waxay rajayn tijaaro (ganacsi) aan baaraynin. * Si Eebe ugu oofiyo ajrigooda uguna siyaadiyo fadligiisa, illeen Eebe waa dambi dhaafe mahad badane).

Rasuulkii Alle (SCW) wuxuu yiri:

(منْ قرأَ حرفًا من كتابِ اللهِ فله به حسنةٌ ، والحسنةُ بعشرِ أمثالِها لا أقولُ آلم حرفٌ ، ولَكِن ألِفٌ حرفٌ، ولامٌ حرفٌ، وميمٌ حرفٌ)

(Qofkii xaraf ka akhriyo kitaabkii Ilaahay waxaa ugu sugnaatay xasano, xasanadana toban la mid ah ayay u dhigantaa, ma oranayo Alif laam miim waa xaraf , laakinse alifka waa xaraf laamkana waa xaraf miimkana waa xaraf)  xadiiska Tirmithi ayaa wariyay.

Wuxuu kaloo yiri (SCW):

(اقْرَؤُوا القُرْآنَ فإنَّه يَأْتي يَومَ القِيامَةِ شَفِيعًا لأَصْحابِهِ)

(Akhriya Quraanka wuxuu imaanaya maalinta qiyaamaha asoo u shafeecaya dadkiisa)  xadiiska Muslin ayaa wariyay

Wuxuu kaloo yiri (SCW):

(يقالُ لصاحِبِ القرآنِ اقرَأ وارقَ ورتِّل كما كُنتَ ترتِّلُ في الدُّنيا فإنَّ منزلتَكَ عندَ آخرِ آيةٍ تقرؤُها)

(Qofka Quraanka yaqaana waxaa lagu dhahaa akhri oo fuul oo tartiil ku akhri sidaad adduunka tartiil ugu akhrin jirtay darajadaada waxay gaaraysaa darajada aayadda ugu dambeyso aad akhrinayso) xadiiska imaam Axmed iyo qaar ka mid sunanka ayaa soo saaray.

Wuxuu kaloo yiri rasuulka (SCW):

(الماهِرُ بالقرآنِ مع السفرَةِ الكرامِ البرَرَةِ ، والذي يقرؤُهُ ويتَعْتَعُ فيهِ وهو عليه شاقٌّ لَهُ أجرانِ)

(Qofka taf ku ah quraanka wuxuu la jirayaa malaa’igta sharafta badan, qofka akhrinaya asoo gagafaya oo dhib kala kulmaya labo ajir ayuu leeyahay).

 

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More