درس الأسبوع السادس: ظرف الزمان

ظرف الزمان Falkaab ammin

ظرف الزمان
ظرف الزمان
Hadda/ haatan/ amminka/haddeer
أريد الشاي الآن. Hadda baan rabaa shaaha.
Haddaayey
ماذا قال آنفاً؟ Muxuu yiri hadaayey?
Haddana / kol kale/ mar kale
اكتب مرة أخرى. Haddana qor .
Hadhow / hadhowto
أعد لي الكتاب في وقت قريب. Hadhow ii soo celi buugga.
Maanta
المدرّسة زارتنا اليوم. Maanta bay na soo booqatay macallimadda.
Berri/ berrito
سأسافر غداً. Berri ayaan dhoofi doonaa.
Darraad /dorraad
زرتُ مدرّسي أول أمس. Darraad ayaan booqday macallinkayga.
Dhowaan
سنلتقي قريباً. Dhowaan baannu kulmi doonnaa.
Shalay
رأيت أمس مدرّسي الجديد. Shalay baan arkay macallainkayga cusub.
Saaka/saakay
صالح اتصل بي في هذا الصباح. Saalax saaka ayuu isoo wacay.
Caawa
عندهم حفلة الليلة. Xaflad bay qabaan caawa.
Xalay / xalayto
اشتريت البارحة قميصاً. Shaati baan soo iibsaday xalay .
Sanadkan
أريد أن أنجح في هذه السنة. Sanadkan inaan baaso ayaan rabaa.
Sanadkii hore
حججتُ في العام الماضي. Sannadkii hore waan xajiyay.
Bishan
أريد منك في هذا الشهر ثمن الإيجار. Bishan lacagta kirada baan kaa rabaa.
Bishii hore
سددتُ الدين في الشهر الماضي. Deynta bishii hore ayaan guday.
Toddobaadkan / sitimaankan / usbuucan/ wiiggan
هل عندك إجازة في هذا الأسبوع؟ Fasax ma leedahay toddobaadkan .
Waagii hore/ waa hore/ waqti hore
قديما كان الصوماليُّون في توادٍّ. Soomaalida waagii hore way is jeclaayeen.
Ugu horrayn/ marka hore/ horta
أولا أتحدّث عن العلم. Ugu horrayn waxaan ka hadlayaa aqoonta.
Ugu dambayn / marka ugu dambaysa
أخيراً أرجو لكم النصر. Ugu dambayn guul baan idin rajaynayaa.

Su’aalaha:

  • Dhis lix weedh oo uu ku jiro falkaab ammin
  • Tarjun falkaabyada:

Toddobaadkan, sitimaankan , usbuucan, wiiggan, waagii hore, Ugu dambayn, marka ugu dambaysa, Ugu horrayn, marka hore, horta, caawa, saaka, shalay, xalay, daarraad, berri, maanta, hadda

قد يعجبك ايضا
اترك رد

يستخدم هذا الموقع ملفات تعريف الارتباط لتحسين تجربتك. سنفترض أنك موافق على ذلك ، ولكن يمكنك إلغاء الاشتراك إذا كنت ترغب في ذلك. قبول قراءة المزيد