Aids Marka uu kugu dhacaba mala Ogaan karaa

Aids Marka uu kugu dhacaba mala Ogaan karaa

Su’aasha:

Asc waxaan maray Baaritaan guud oo aan Caafimaad keyga ku hubinayey Dhamaan baaritaanadii kale si toos ah ayaa haa ama Maya la iidhahay balse Baaritaan HIV AIDS oo la iga qaaday waxaa la igu yiri horey lagama Ogaan karo oo hadii aad Cudurka qabto Positive ma oranyo ilaa mudo 3 bilood ah markaa kadib Buu qalabka cadeyn karaa inaad qabto iyo in kale ee Saddex bil kadib inoo Soo noqo

Maxaad Tala ah oo aad igu kordhin laheydeen Baaritaankii hore oo negative ah ma igu Filan yahay mise waxaan u baahanahay Baaritaan kale.

Aids Marka uu kugu dhacaba mala Ogaan karaa
Aids Marka uu kugu dhacaba mala Ogaan karaa
Aids Marka uu kugu dhacaba mala Ogaan karaa

Jawaabta:

Aydhiska habab badan ayaa loo baaraa qaab waxaa loo yaqaanaa Enzyme linked immunosorbent assay – ELISA qaabkan dhiigga ayaa qeyb lagasoo qaadayaa waxaa kaloo lagasoo qaadi karaa dhareerka ama candhuufta marka waxaa la raadiyaa lidka feyraska, marka waxaa laga ogaan karaa inuu ku hayo iyo in kale.
Waxaa jira qaab kale oo loo yaqaano PCR – Polymerase chain reaction qaabkan wuxuu soo saaraa virurska dhiiga ku dhex jiro waana qaabka ugu fiican marka qaababka kale lagu heli waayo.

Muddada waxay ku xiran tahay qaabka loo baaro, qaar bil iyo ka badan ayay qaataan qaarna daqiiqado ayaa lagu ogaan karaa.
Marka shakiga iska daa inshaa Allaah aydhis kuma hayo, niyadda dejiso.

Waxaa kaloo laga helaa farmashiyaha qalab si fudud loogu baari karo aydhiska 20 daqiiqo gudahooda ayaa lagu ogaan karaa, inta dhiigga wax yar lasoo qaado ayaa qalabka lagu shubaa, wuxuu u eg yahay qalabka uur dumarka lagu baaro,  haddii natiijada ay negative tahay wuxuu kuusoo saaraa hal leen haddi ay positive tahayna wuxuu kuusoo saaraa labo leen.

 

Symptoms of AIDSHeadache
Shuban
Throat infection
Fever
Lymph node inflammation is called
Body hallucination disorder
Minor scars
Muscle pain
Stomach cramps
Daaal and Noog
Yaqyaqsi and MantagRisk factorsAll people are at risk of contamination, but the risk of infection in people with low immunity is greater, and the groups of people at higher risk of infection include:People with autoimmune diseases.
People receiving treatments containing steroids.
People receiving anti-cancer treatments.
People who have had organ transplants.
Patients with acquired immunodeficiency.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More