Xalwada marka layska badiyo cudurada ay keento

Xalwada waa wax aad u macaan, dadka badankooda way ka helaan, laakin waxaa loo baahan yahay waxa marka la cunayo inuu qiyaas lahaado haddii kale wuxuu keenaa dhib weyn.
xalwada haddii layska badiyo caafimaadkaaga ayay halis galinaysaa.
dhibaatooyinka ay keento waxaan ka mid ah.

Xalwada marka layska badiyo cudurada ay keento
Xalwada marka layska badiyo cudurada ay keento

Xalwada marka layska badiyo difaaca jirka ayay shaqada ka joojisaa.
waxaa laga yaabaa 5 saacadood inuu shaqayn waayo markaad xalwo badan cunto kaddib.

sidoo kale xalwada waxay kor u qaadeysaa cadaadiska dhiigga.

 

Xalwada waa marka layska badiyo goortay halista tahay

Guud ahaan sokorta waxay leedahay cudur marka ay kaa badato

 

sidoo kale beerka ayaa keedinaya dufan oo dhib gaarsiinaysa xalwadana ayaa sabab u ah marka ay kaa badato.
sidoo kale xalwada badan waxay saamaynaysaa maskaxda waxay u keentaa xusuus yari iyo dhibaatooyin kale la xiriira fikirka.
Sidoo kale waxay jirka u keentaa haddii ay toos u badato cudurka sokorowga.

guud ahaan xalwada ha iska badanin markaad cunayso.  waxaad ka cuntaa inta uu jirkaaga u baahan yahay.

nafta wixii laga reebo aad bay u jeclaanaysaa waxaa lagaaga baahan yahay inaad eegto natiijada kaaga imaan karto.

cudurada aadduunka aad bay u soo bateen taasna waxaa la sheegay sokorta ama macmacaanka inay keelin weyn ka cayaarayaan.

Sawirada Xalwada Iyo Burka Cusub


الحلوى لذيذة جدا ، يحبها معظم الناس ، لكن من الضروري الحذر عند تناولها ، وإلا فإنها ستسبب مشاكل خطيرة.
الكثير من الحلوى يمكن أن يشكل خطرًا على صحتك.
من بين المشاكل التي يسببها.
عندما يكون الجهاز المناعي مثقلًا ، فإنه يتوقف عن العمل.
قد لا يعمل لمدة 5 ساعات بعد تناول الكثير من الطعام.
كما أنه يرفع ضغط الدم.
إنه أمر خطير عندما يتم المبالغة فيه بشكل عام ، يعتبر السكر ضارًا عندما يكون أكثر من اللازم بالنسبة لك

كما أن الكبد ينتج الدهون التي تسبب مشاكل وهي سبب السمنة عند الإفراط في تناولها.
يؤثر الإفراط في تناول الحلويات أيضًا على الدماغ مما يتسبب في ضعف الذاكرة ومشاكل أخرى تتعلق بالتفكير.
كما أنه يتسبب في إصابة الجسم بمرض السكري.
بشكل عام ، لا تفرط في تناول الطعام. تأكل بقدر ما يحتاج جسمك.
تحب النفس كل شيء ممنوع ، إذن تحتاج إلى إلقاء نظرة على النتائج التي يمكن أن تأتي إليك.
ازدادت الأمراض في العالم ويقال إن السكر أو الحلويات يلعبان دورًا رئيسيًا في ذلك.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More