Waxan ku riyooday xaaskayigo nin shuminaya

Su’aasha:

A S C, waxan ku riyooday aniga iyo xaaskayigo inago habeen guri wada fadhina ayan TV ga filin ban wada daawanayinay marka nin an garanayin intu nosoo galay ayu nala fadhiis’tay kadib filin’ki isago nala daawanayay ayay xaaskayigu ku tidhi ninka isha dhax’disa waxba iga galay e iga afuuf o iga soosar marka aniguna wan iska daawanayay filinka wax yar kadib unban arkay ninki o shuminaya xaaskayiga wan kacay ninki ban feedh ku garaacay gabadhi xaaskayiga iyadu way iga carartay e bal riyaadan I fasira mahad sanid.

Waxan ku riyooday xaaskayigo nin shuminaya
Waxan ku riyooday xaaskayigo nin shuminaya

Jawaabta:

Riyada xaaska oo nin kale shuminayo laguma fasiro sida ay tahay, waxay tilmaamaysaa wax ka duwan xaaladda ay tahay, qofka wuxuu u malaynayaa riyo xun oo xaaskiisa inay xun tahay tilmaamayso laakin sidaas ma aha,  niyada waxay tilmaamysaa in wax aad heli doontaan oo idin farxad galinaya adiga iyo xaaskaaga waxaana laga yaabaa inuu qof sabab u noqdo waxaas inaad heshaan.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More