Su’aalaha ugu yaabka badan waa kuwee

Su’aasha:

Waxaan rabaa inaan ogaada waxaa la idin soo weydiiyaa suaalo yaab badan oo aan bulshada dhaxdeeda la isku weydiin karin marka suaashi idinkugu yaabka badneyd tee ayey aheyd.

Su'aalaha ugu yaabka badan waa kuwee
Su’aalaha ugu yaabka badan waa kuwee

Jawaabta:

Webka Daruur wuxuu diyaar u yahay qof kaste soomaali ah oo dhib haysta inuu la xalliyo dhibkaas intii laga awoodo, dad badan ayaa jira uu u baahan inay su’aalo weyddiiyaan oo su’aashaas aysan toos dad u weydiin karin, laakin webka Daruur qofka wuu kusoo qori karaa waana looga jawaabaa asoon la ogeyn qofka uu yahay, isagana wuxuu arkaa jawaabtiisa dantiisana wuu gaaraa.

Su’aalo badan ayaa nasoo maray oo lala yaabo waxayna u badan yihiin su’aalaha gogosha, waxaad ka raadin kartaa webka haddaad rabto su’aalo kaste lasoo dhaafay ama laga soo jawaabay halkaan ka gal kuna qor ereyga aad rabto inaad ogaato: sida guur, waswaas, shaki, niyadjab, lacag, shaqo iwm.

https://daruur.com//?s= 

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More