Sida loo doorto gacalisada mustaqbalka

How to choose a girl for marriage

Sida loo doorto gacalisada mustaqbalka

Gabadha   waxa lagu doorto waxa ugu horreeya waa diin laakin marka diinta lagasoo reebo meelahan ayaa laga eegayaa:Gabar marka aad guursanayso waxaa lagaa rabaa inaad ka eegto dhowr waxyaabood kuwaas oo loo qeybinayo labo

waxyaalo waa wax aan la taaban karin sida  dabeecadda iyo akhlaaqda hadalka macaan sheekada qurxoon qosolka kaftanka runta

waxyaalo kale ayaa jira oo ah xagga jirka

Sida loo doorto gacalisada mustaqbalka
Sida loo doorto gacalisada mustaqbalka

waa kuwaana waxaa ugu fiican gabadha leh jir buuxa oo dhalaalaya oo adkaysi leh oo aanna kala daadsanayn, quruxda jirka waa muhim iyaduna.

ninka hadduu naag foolxun guursado waxaa laga yaabaa naagtiisa inuu ku qanci waayo oo naagaha kale fiiriyo, haddaba waxaa lagaa rabaa inaad ku dadaasho dooqaaga inaad doorato.

quruxda kaalin weyn ayay ka cayaareysaa inaad naagtaada jeclaato, ha u malaynin quruxda inay caadi tahay, imiisa qof naag foolxun guursatay marka ay arkeen naag aad u qurux badan gurigooda dumiyay, naagta ugu fiican waa midda isku darsato diin iyo qurux.

 

Gabadha sidey ku ogaan kartaa ninka daacadka ah

 

These are the best for a girl who has a full body that is bright and durable and does not fall apart, the beauty of the body is also important. If a man marries an ugly woman, his wife may not be satisfied with him and look at other women, so you are required to make an effort in your choice to choose. beauty plays a big role in loving your wife, don’t think that beauty is normal, how many people married an ugly woman when they saw a very beautiful woman destroy their home, the best woman is the one who combines religion and beauty.

 

Xaasidka halkan ka daawo

You might also like
1 Comment
  1. Waxaan ku riyooday bariis iyo hilib karsan anagoo cunayna
    Magaclaay says

    sidee lagu heli karaa nin daacad ah waaba arrin aad u daran samankan raga oo dhan way hallaysan yihiin

Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More