Riyada xildhibaan barlamanka ah isagoo aad u faraxsan

Su’aasha:

Asc Allah mahadleh
Waad mahadsan tihiin Allah macak

Waxaan ku riyooday anoo gacan qaadaya isagoo aad u faraxsan oo qoslaya xildhibaan barlamanka somaliland ah anoo aad u faraxsan
Waxaanan ku idhi waa kulankeenii ugu horeyay soo dhawow
Allah mahadleh.

Riyada xildhibaan barlamanka ah isagoo aad u faraxsan
Riyada xildhibaan barlamanka ah isagoo aad u faraxsan

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa jago iyo awood aad heli doonto iyo magac xagga siyaasadda, waxaan filayaa inaan kuu fasiray mid u dhow riyadan ama mid la mid ah.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More