Riyada iibsashada dharka cusub

Riyada iibsashada dharka cusub

Su’aasha:

Asc

Waxan ku riiyooday anoo dhar cusub gadanaya marka maxay noqon karta dharka cusub aan gadanaya waan ku faraxsana gadasha dharka.

Riyada iibsashada dharka
Riyada iibsashada dharka

Jawaabta:

Riyadan waxay tilmaamaysaa inaad guursan doonto gabar bikro ah, dharka waxaa lagu fasiraa guur illeen guurka qofka ayuu asturaa, haddii aad tahay nin aan wali guursanin waxaad u dhowdahay inaad aqal yeelato haddii aad xaas leedahayna mar labaad ayaad  guursan doontaa.

 

Riyada Gadashada Daah cusub

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More