Musharaxa Puntland oo Amin Arts taageersan yahay

Amin arts oo sawir ku muujiyay musharaxa uu taageersan yahay oo ka mid ah dadka isusoo sharaxay madaxweynenimoda Puntland.

Amin arts oo sheegay inuu yahay  Eng. Maxamuud Xasan Jebeiye qofka keliya hantidiisa ugu deeqay shacabka reer Puntland.

Amin Arts oo dhowr sawir ka sameeyay Cabdiwali Gaas iasgoo ku haysta inuu yahay qof hantida gobolkaas liqay.

sawirka amin arts oo kaalin weyn ka cayaari doonaa  saamayska doorashada Puntland

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More