Gabdhaha WhatsApp raga kala xiriiro

The risk of chatting on WhatsApp

Gabdhaha WhatsApp raga kala xiriiro

WhatsApp wuxuu ka mid yahay baraha shukaansiga cusub, gabdhaha waagii hore raga taleefan ayay ku baadi goobi jireen, laakin hadda shukaansiga WhatsApp  ayuu noqday.

Gabdhaha WhatsApp raga kala xiriiro
Gabdhaha WhatsApp raga kala xiriiro

dumarka qaar waxay ka raadiyaan raga barta WhatsAppka,  gabadha nambar ayay qoraysaa way ku nasiibsanaysaa, sidoo kale wiilka wuxuu qorayaa nambar wuu ku nasiibsanaa naag iyo nin wax kaste ayaa soo bixi kara, sheekadan waxay ku badan tahay dumarka xamar ku nool.

sawirada ayaa laysku weydaarsadaa WhatsApp  marka gabar waxaa jirto raga sawiro u dirta sidoo kale waxaa jira niman  sawiro dira.   

Gabdhaha WhatsApp raga kala xiriiro
Gabdhaha WhatsApp raga kala xiriiro

sidoo kale Group ayaa la sameeyaa oo bar shukaansi ah, dhalinyarada qaar groupka waxay soo galiyaan sawiro qaawaan ama sawiro galmo ah, ama video nin iyo naag isu galmoonaya, waxyaalaha xunxun aad bay ugu badan yihiin goobahaas.

waalidka waxaa laga rabaa inuu koontaroolo caruurtiisa waxa ay daawanayaan iyo waxa ay sameynayaan, taleefaanka wuxuu noqday meel halis ah, gabadha iyadoo qolka ku jirta ayay nin camera u shidi kartaa oo video ah iyadoo qaawan waxaa laga yaabaa inay siigo sidaas ku sameeyaan ninkana uu is qaawiyo, marka inaad koontaroosho caruurtaada waa daruuri.

maanta baraha bulshada sida Facebook iyo twitter iyo WhatsApp  iyo Viber we-chat snapchat Instagram dhamaan ma laysku aamini karo, sawirada qaawan aad baa loo soo galiyaa ilmaha yaryar halis ayay ku jiraan waa inaad ka ilaalisaa, sheeko been ah ayaa meesha lagu haaa, qisooyinka naxdinta leh oo ka dhaco lama soo koobi karo, immisa gabar lagu khiyaanay barahaas oo laga qaatay sawir qaawan iyadoo sida hooyadeeda ku dhashay ah oo markaas loogu gooddinayo sidii loogu fulin laha wixii laga rabay, waxaa laga yaabaa ninka sawirada ka hayo inuu ka dhigto sida addoon  marka uu u baahdo inuu u yeerto markaas wuxuu rabo inuu ku sameeyo.

Shukaansiga WhatsApp
Shukaansiga WhatsApp

qofka caqliga leh caruurtiisa wuu kal ilaaliyaa meelahaas oo kale wuxuu fiirfiiriyaa saaxiibada ay ku leedahay Facebook iyo Snapchat ama WhatsApp  si uuu ogaado dad xun inay yihiin iyo dad fiican sidoo kale sawirada ama videoyada loo soo dirayo haddii yihiin kuwa anshaxa ka baxsan.

sidoo kale wiilasha waxa dhumiyo waa naago ku nool qurbaha siiba yurub iyo America oo garoobo ah, intay usoo galaan wiilasha ayay xumaanta baraan iyada waxay ka tahay ku raaxayso cunuggan yar, siigo ayay usoo gashaa, waxaa la og yahay naagta marka ay garoob tahay oo ayna dibadda ku nooshahay inay noqonayso naag aan cabsanin oon xishoonin, garoobta iyo gabarta aad bay ugu kal duwan yihiin xiriirka shukaansiga, naagta garoobta ah nimanka way kusoo dhacdaa wayna jiidan kartaa laakin gabadha xishood ayaa ku jiro wali haddii ninka siro waso kufeysaa laakin garoobta iyadaaba wax kufiso.

Shukaansiga dumarka WhatsApp
Shukaansiga dumarka WhatsApp

waxa aadka ugu xun baraha bulshada waa muuqaalada wasmada raga iyo dumarka filimada noocaas ah ayaa aad ugu khatarsan oo dhalinyarada aad ugu daran meelo xun xun ayay ku ridaan.

waxaa kaloo jiro dad guurdoon ah, laakin waxaan u sheegaa dadkaas baraha bulshada ma aha meel guur laga raadiyo, haddii aad rabto gabar fiican inaad guursato toos u raadso, haweenka baraha bulshada u badan ma aha naago akhlaaq leh, waa naago dharka iska siibay sidoo kale aan xishoonin, waxay u barteen hadalka badan iyo dhiirrananta.

hablaha goobaha bulshada ku badan waa naago dhowr nin soo furtay, naagta marka niman badan aysoo maraan xishoodkeeda dhulka ayuu galaa.

waxaad arkaysaa gabar oo video iska soo duubeyso iyadoo niikinayso ama niiko  qaawan soo dhigeyso ama hadalo qaab daran ka hadlayso ama ka sheekaynayso ninka iyo naagta waxa ay isku sameeyaan si toos ah.

si kastaba ha ahaatee waxaa lagaa rabaa inaad iska ilaaliso baraha xunxun.

 

Shukaansiga qaldan iyo kan toosan

Maxaa lagu gartaa naagta saaxiibka leh

WhatsApp has many features that many people don’t use to take advantage of. The sun said there are three of WhatsApp’s best features that can improve the overall messaging experience.
WhatsApp allows you to send messages that disappear and destroy themselves after a week, it is somewhat similar to Snapchat messages, enhancing your privacy by getting rid of potentially sensitive messages.

When messages disappear is enabled, they disappear after seven days – although messages sent before changing settings won’t be affected.

To turn on this feature, open WhatsApp chat, tap the contact’s name, tap Disappeared Messages if prompted, tap Continue.
You can set up Broadcast Lists to send messages to multiple people at once, and the little-known Broadcast feature will send the same message to lots of contacts without having to set up a group chat.

Streaming lists are a great way to avoid having too many group chats but still be able to tell people the same information.

For example, you probably want to announce a party, birthday, meeting, or event, and most importantly, no one else sees the recipient’s responses.

WhatsApp explains: “When they reply, it will appear as a regular message in the chats screen.”

It can be turned on for iOS phones by going to the chats screen, clicking on the streaming lists on the left of the screen below the search bar, then clicking New Menu, selecting the contacts you want, then clicking “Create”, then typing the message you want to send them all.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More