Cuntada Kushariga maxay ka sameysan tahay

Cuntada Kushariga loo yaqaano maxay ka samaysan tahay.

1- bariis iyo shiciriya lasyku kariyay.

2- baasto dhaadheer iyo baasto makarooni .

3- digir misir .

4- xumus shaami .

5- suugo yaanyo ka samaysan.

6- basal saliid lagu shiilay.

7 – toon iyo liin iyo cusbo oo lagu kor daro.

Cuntada Kushariga maxay ka sameysan tahay
Cuntada Kushariga maxay ka sameysan tahay

Kushariga dalal badan carab ah ayaa laga yaqaanaa aadna waa loo cunaa.

Wuxuu ka mid yahay cuntooyinka lagu cayilo, waxaa la sheegaa soomaalida yimid dalka Masar oo kushariga bartay badankooda way cayileen ilaa ay dadka oo dhan gartaan inuu yahay kushariga cuntooyinka lagu buurto.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More