Afarta waxyaabood Gabdhaha loo guursado maxay yihiin

Reasons for marriage of women

Dadka caadi ahaan afartaan waxyaalood ayay dumarka u guursadaan sida xadiiska uu sheegay Nabiga SCW wuxuu yiri :

 

تنكح المرأة لأربع مالها وجمالها وحسبها ودينها 

صحيح البخاري

Haweeney waxaa loo guursadaa Afar waxyaalood hantideeda iyo nasabkeeda iyo quruxdeeda iyo diinteeda ee ku guulayso midda diinta leh gacmahaaga ciidda ha galaanee

Taasoo laga wado diinta inay ugu muhimsan tahay waxa lagu guursado gabadha, waayo hantida iyo quruxda iyo nasabka diinta ma gaaraan.

Afarta waxyaabood Gabdhaha loo guursado maxay yihiin
Afarta waxyaabood Gabdhaha loo guursado maxay yihiin

marka waxaa laga rabaa qofka dhalinyarka ah inuu hormariyo diinta si nolo sharaf badan uu ugu noolaado waa xaaska waa dugsiga caruurtaada ugu horreeya.

taas macanaheeda ma aha ga guursanin, ee waxaa laga wadaa mar kaste diinta hormari.

quruxda gabdhaha keliya yaysan kusoo jiidanin.

 

دعا الإسلام إلى النكاح وحث عليه، ووجه لحسن اختيار الزوجة، وللناس في الاختيار مذاهب، ولهم في أوصاف النساء مطالب.
وقد أخبر صلى الله عليه وسلم في هذا الحديث بأوصاف المرأة التي يتعلق بها الناس في الزواج، وهي المال، والحسب، والجمال، والدين، ثم نصح النبي صلى الله عليه وسلم باعتبار الدين، وأن يجعل عليه المعول في اختيار الزوجة؛ لأن اختيار ذات الدين يترتب عليه سعادة الدارين: الدنيا والآخرة، وقوله صلى الله عليه وسلم: «تربت يداك»، أي: التصقت بالتراب، ويقال على من افتقر: تربت يداه، وهذه الجملة جارية على ألسنة العرب، لا يريدون بها الدعاء على المخاطب ولا وقوع الأمر به،
وفي الحديث: تفضيل ذات الدين من النساء على غيرها.
وفيه: الحث على مصاحبة أهل الصلاح في كل شيء؛ لأن من صاحبهم يستفيد من أخلاقهم ويأمن المفسدة من جهتهم.

 

Qabiilka Soomaali ugu guurka badan

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More