Xanuunka dhiiga caadada sababaha keena

Xanuunka dhiiga caadada sababaha keena

Su’aasha:

wan idin salmay aad ayaad ugu mahadsan tihin webkan qimaha badan salaan kadib waxan qabaa su’aal xasaasi ah waxaan isku arkaa caadada oo aan ii tosnayn mar wayso dib dhacdaa marka way soo hormartaa mararka qaar xanuun daran ayay ii keentaa oo moxoga o dhan xanuun an ka daremayo ilaa cajiraha ayuu gaaraa xanuunka iyo dhabarka maxaa keena xanuunka caadada dhiigana wax badan igama yimado gabar ayan ahay wali an gursan marka fadlan iga so jawaba.

Xanuunka dhiiga caadada sababaha keena
Xanuunka dhiiga caadada sababaha keena

Jawaabta:

Xanuunka dhiiga caadada dumarka caalamka barkooda way ka sheegtaan, xanuunkan oo loo yaqaano afka carabiga الم الدورة الشهرية ama عسر الحيض afka ingiriiskana “Dysmenorrhea”.
Gabadha inay dareento xanuun xiliga dhiiga caadada waa wax dabiici ah oo naagaha badankooda ku dhaca, taasna waxaa sabab u ah hormaanaadka oo isbaddala xiliga dhiiga caadada uu joogo, sidoo kale taas waxay keenaysaa inay qasanto caadada oo mar ay soo daahdo marna ay soo degdegto, waxaa kaloo dhici karta xanuunka caadada inuu ka yimaado jirro ka jirta gudaha xubinta taranka ama ilmagaleenka, ama barar inuu ka jiro afka ilmagaleenka, ama caabuqa joogtada ah ee afka ilmagaleenka.
inta badan waxaa lagu daaweeyaa marka la ogaado daawada intibiyootiga ama kaaniga uurka reeba, laakin waxaa muhimsan in baaritaan lagu sameeyo si loo ogaado sababka ugu muhimsan oo keenay xanuunka.

Xanuunka dhiiga caadada wax weyn ma sii aha xataa haddii ayasan daawo qaadanin wuu iska dagaa marka uu dhiiga dhamaado,

Xanuunka dhiiga caadada

Xanuunka Dhiiga Caadada 3 Cisho Kahor

من الطبيعي أن تشعر الفتاة بالألم أثناء نزيف الحيض وهو أمر طبيعي يحدث لدى معظم النساء، ويرجع ذلك إلى الهرمونات التي تتغير خلال فترة نزيف الحيض، وهذا أيضا يجعلها تخلط بين الدورة الشهرية وبمجرد تأخرها وأحيانا تكون في عجلة من أمرها، يمكن أيضا أن يكون هناك ألم في الحيض من أمراض داخل الأعضاء التناسلية أو الرحم، أو تورم ، أو عدوى دائمة في فم عنق الرحم.
غالبا ما يتم علاجه بتشخيص مضاد حيوي أو وسائل منع الحمل ، ولكن من المهم إجراء اختبار لتحديد السبب الأكثر أهمية للمرض.

 

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More