Waxaan ahay qof darenkiisu aad u daran yahay xaaskana ma awoodo talo i siiya

Su’aasha:

Waxaan ahay qof darenkiisu aad u daran yahay xaaskeygana marwalba ma awoodo Inaan la galmoodo sidoo kale anigana ma awoodi inaan xaas kale guirsado marka maxaan sameyaa ?.

Waxaan ahay qof darenkiisu aad u daran yahay xaaskana ma awoodo talo i siiya
Waxaan ahay qof darenkiisu aad u daran yahay xaaskana ma awoodo talo i siiya

Jawaabta:

Waxaa kuu fiican xaaskaaga inaad barto oo aad si fiican ula sheekaysato, dumarka waa la bari karaa, galmada haddii sheeko iyo jacayl ay ka horreeyaan dumarka ma diidaan raaxada galmada, teeda kale naagta haddii nafsi ahaan loo diyaariyo ninka lagama yaabo inay u diiddo ama ay ka madax taagto, adigaa lagaa rabaa inaad sheeko iyo hadal macaan la tagto xaaskaaga.

Khaladka ugu weyn raga ay galayaan waa inay xaaska u tagaan iyagoon diyaarinin lana sheekaysanin.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More