Ciridka barara ee yiridka sidee loo daawayn karaa

Ciridka barara ee yiridka sidee loo daawayn karaa

Su’aasha:

Sxb cirid dhiiga sidee lagu daweyn karaa mararka qaar cadayga markaan isticmaalaayo ilkaha iyo gowsaha dhexdooda dhiig ka yimaado ama wayba ibararaan ciridka marka daawo nuucee loo isticmaali karaa.

Ciridka barara ee yiridka sidee loo daawayn karaa
Ciridka barara ee yiridka sidee loo daawayn karaa

Jawaabta:

Yiridka waxa keeno iyo qaababka loo daaweeyo in badan ayaan ka hadalnay, webka Daruur ayaadna ka heli kartaa, waxaad ka akhrisan kartaa linkiyadan hoose ku qoran, cudurada ku dhaco ilkaha iyo afka iyo ciridka dhamaan

  1. Yiridka (Nabarka Cirridka) Sababta Keenta Iyo Daawadiisa
  2. Dhiiga Ilkaha Subaxdii Iyo Af-Urka Maxaa Daawo U Ah
  3. Dhiiga Ama Dhareerka Afka Kasoo Daata Xiliga Hurdada
  4. Caabuqa Ciridka Qaabka Dabiiciga Loo Daaweyn Karo
  5. Maxaa Keena Ilkaha Daata
  6. Maxaa Carfiyo Afka Uraya
  7. Urka Afka Sababaha Keeno Iyo Daawada

Gingivitis is a common and mild gum disease. The disease causes irritation, redness and inflammation of the gums, the part of your gums that surrounds the roots of your teeth.
It is important to take gingivitis seriously and treat it promptly.
Periodontitis may lead to another, more serious gum disease called periodontitis and tooth loss.

The most common cause of gingivitis is poor oral hygiene.
Healthy oral hygiene habits, you should brush your teeth daily.

Caabuqa cirridka ( yiridka) waa cudur caadi ah oo fudud, cudurku wuxuu keenaa cuncun, casaan iyo barar cirridka, qaybta cirridkaaga ee ku wareegsan xididada ilkahaaga.
Waa muhiim in si dhab ah loo eego cirridka oona si degdeg loo daweeyo.
Yiridka wuxuu u horseedi karaa caabuq kale oo cirridka ku dhaco oo ka sii daran oo loo yaqaan periodontitis iyo ilko beel.

Sababta ugu badan ee cirridka waa nadaafadda afka oo liidata.
Caadooyinka nadaafadda afka ee caafimaadka leh waa inaad cadaydaa ilkahaaga maalin kasta.

Qofka waxaa fiican inuu ku dadaalo liinta dhanaanka waayo vitamin C ayay leedahay oo u roon ciridka

 

Halkan ka daawo waxtarka liinta dhanaanka

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More