درس الأسبوع الثاني: الضمير المنفصل

درس الأسبوع الثاني: الضمير المنفصل  في اللغة الصومالية

Magacuyaalka madax-bannaan | الضمير المنفصل

الضمير المنفصل
الضمير المنفصل

Magacuyaalka madax-bannaan | الضمير المنفصل

Aniga أنا Aniga waan soo toosaa. أنا أستيقظ.
Adiga أنت Adiga waad soo toostaa. أنت تستيقظ.
Isaga[1] هو Isaga wuu  soo toosaa. هو يستيقظ.
Iyada [2] هي Iyada way soo toostaa. هي تستيقظ.
Annaga نحن Annaga waannu soo toosnaa. نحن نستيقظ.
Innaga نحن Innaga waynu soo toosnaa. نحن نستيقظ.
Idinka أنتم Idinka waad soo  toostaan. أنتم تستيقظون.
Iyaga[3] هم Iyaga way soo toosaan. هم يستيقظون.

 

 

Kan waa kuma?

Kan waa xasan, isaga waa saaxiibkayga, wuxuu ka yimid Jamhuuriyadda Soomaaliya, waa nin xaas leh iyo carruur, xaaskiisu waa kalkaaliso waxay ka shaqaysaa isbitaalka, iyada waxay ku dhalatay Soomaali halkaasna ayay ku barbaartay, carruur bayna haysataa.

من هذا؟

هذا حسن ، هو صديقي جاء من جمهورية الصومال، هو رجل متزوج وعنده أطفال، زوجته ممرضة تعمل فى المستشفى، هي وُلدت في الصومال وتربّت هناك وعندها أطفال.

Maxamuud: muxuu kuu yahay kan? محمود: من هذا بالنسبة لك؟
Yuusuf: isaga waa saaxiibkayga oo Soomaali ah. يوسف: هو صديقي من الصومال.
Maxamuud: muxuu sameeyaa? محمود: ماذا يعمل؟
Yuusuf: isaga waa macallin. يوسف: هو مدرّس.
Maxamuud: xaas ma leeyahay? محمود: هل عنده زوجة؟
Yuusuf: haa, iyada kalkaaliso  ayay isbitaalka ka tahay. يوسف: نعم، هي ممرضة في المستشفى.
Maxamuud: halkey ku dhalatay? محمود: أين وُلدت؟
Yuusuf: waxay ku dhalatay Soomaali halkaasna ayay ku soo barbaartay. يوسف: وُلدت في الصومال وتربّت هناك.
Maxamuud: goormay halkan timid? محمود: متى أتت هنا؟
Yuusuf: waxay timid halkan sanadka 1996-kii. يوسف: جاءت هنا عام 1996.
Maxamuud: ma guursatay? محمود: هل تزوجت؟
Yuusuf: haa way guursatay carruurna way leedahay. يوسف: نعم، تزوجت وعندها أطفال.
Maxamuud: ma garanaysaa kan? محمود: هل تعرف هذا؟
Yuusuf: ma garanayo qofkan. يوسف:لا أعرف هذا الشخص.

 

 

Su’aalaha

  • Ka soo saar weeraha soo socda magacuyaallada madax-bannaan kaddib tarjun
Aniga waan soo toosaa.
Adiga waad soo toostaa.
Isaga wuu  soo toosaa.
Iyada way soo toostaa.
Annaga waannu soo toosnaa.
Innaga waynu soo toosnaa.
Idinka waad soo  toostaan.
Iyaga way soo toosaan.

2-  Tarjun hadalka soo socdana

Kan waa xasan, isaga waa saaxiibkayga, wuxuu ka yimid Jamhuuriyadda Soomaaliya, waa nin xaas leh iyo carruur, xaaskiisu waa kalkaaliso waxay ka shaqaysaa isbitaalka, iyada waxay ku dhalatay Soomaali halkaasna ayay ku barbaartay, carruur bayna haysataa.

 

مراجع:

1-    Naxwaha Af soomaaliga,  Shire Jaamac Axmed, 1976. Muqdisho Soomaaliya.

2-    A Grammar of the Somal Language, J. W. C. KIRK  1905, Cambridge University.

3-    الكاشف قاموس عربي صومالي. مؤمن عالم  2009 القاهرة

 

 

 

[1] –  مثلها asaga

[2] – مثلها ayada

[3] –  مثلها ayaga

 

درس الأسبوع السادس: المبنيّ للمجهول

قد يعجبك ايضا
اترك رد

يستخدم هذا الموقع ملفات تعريف الارتباط لتحسين تجربتك. سنفترض أنك موافق على ذلك ، ولكن يمكنك إلغاء الاشتراك إذا كنت ترغب في ذلك. قبول قراءة المزيد