Hadii aysan soomalidii hore rari jirin reeraha ayadoon loo sahamin loona helin hilin toosan sidaybay hadaba soomaali sax kugaari Hadaan loo sahamin siyaasadeeda Lana saafin arimaheedan salagsan silacuna uu ka muuqdo suurada ruux kastoo soomaali ah meel uu joogaba
lana adkaynin soohdimaha dalka
dadka soomaaliyeed Ee sokeeyaha ahna aan salaam dhexdooda la dhigin.
sixiradana aan la saarinoo Ruux kasta uusan Qaadan saamiga kaga aadan soo celinta samaha soomaaliyeed.
Subax walba waa uun seen waxyeelaa iyo sacab been ah sanadkasta oo dhasha saaxadii soomaaliya .

macalin Gaabow .

#xaalka soomaaliya.