Madaxwaynaha oo
Madaxwaynaha soo dhoweeyay iyo
Madaxwaynaha oo Madaxwaynaha ooga Mahad celiyay soo dhowayntiisa .

Sidee tolow loogu macnayn dadka oo loo fahnsiin umadaha aduunka.
sowma haboona in mala awaalka laga baxoo magacyadu siday yihiin loo sheego.
Soomaali Hal Madaxwayne ayay Qaadi kartaa laakiin Madaxwaynayaal waa uun
Magac jacayl iyo Mar uun idhaha Madaxwayne iyo mashaakilka wadankoo loo sii magacyo bixinayo.
Maanta waa Madaxwaynayaal uu Midkasta Maamuuskiisa dooni iyo Calamo Lagu
Garab wado calanka cirka u Egee soomaali ay caamka ku tahay caalamkuna uu ku cizeeyo.

#xaalka soomaaliya.