Malabka%20madow
Maxaa laga sameeyaa malabka madow
 
waxaa laga sameeyaa geedka Qasabka inta la shiido ayaa laga lisaa sokortiisa marka dhacaankaas ayuu ka samaysmaa malabka madow
 
Waa maxay waxyaalaha uu jirka u taro
 
Wax badan ayuu taraa waxaa ka mid ah
 
1-Jirka wuxuu siiyaa awood weyn  sidoo kale borotiinyo badan iyo vitaminno kala duwan ayuu leeyahay
 
2-wuxuu adkeeyaa isdifaaca jirka, jiirooyin badanna wuu kahor tagaa
 
3-dadka tabaryarida hayso aad buu ugu fiican yahay
 
4-wuxuu xoojiyaa ilkaha iyo lafaha dadka da'da ah aad buu ugu roon yahay
 
5-Dhiigyarida ayuu la dagaallamaa wuxuu wataa bir
 
6-Muruqa wadnaha ayuu adkeeyaa
 
7-wuxuu la dagaallamaa timaha cirrada inay dhaqsi kaa soo baxaan
 
8-Timaha ayuu dheereeyaa wuuna xoojinayaa
 
9-Bidaarta ayuu la dagaallamaa iyo dhicitaanka timaha
 
10- Galmada ayuu xoojiyaa dareenkana waa siyaadiyaa
 
11- Caloosha ayuu socodsiiyaa
 
12- wuxuu daaweeyaa lafaxanuunka iyo kalabaxyada murqaha