Ukunta%20la%20fuuriyay
1-Ukunta fuursan waxay dhistaa awoodda murqaha.
 
2-Ukunta fuursan waxay xoojisaa aragga, waayo waxaa ku jira waxyaabo isha ka ilaaliya jirrooyinka aragga dhib u keeni kara
3- ukunta fuursan waxay xoojisaa lafaha waayo waxay wadataa Fitamiin D, maxaa yeelay Vitamin D wuxuu sahal ka dhigaa jirka inuu calcium kala baxo cuntada
4- ukunta fuursan waxay hagaasisaa shaqada maskaxda, waayo waxay wadataa maaddo oo lagu magacaabo Choline  oo u roon maskaxda, siiba jaalaha ukunta
5- ukunta la fuuriyay waxay cayilisaa jirka caatanimada ayay joojisaa, maxaayeelay Protein sare ayaa ku jira
6- ukunta fuursan waxaa laga helaa Vitamin D iyo Vitamin  H iyo Vitamin A iyo Vitamin B oo aad ugu fiican neerfayaasha
7- Hal ukun fuursan waxaa ku jirta 6.5 Garaam oo Protein ah