1%20waxtarka%20dhegeyaraha
Dhakhaatiirta galmada aqoonta u leh waxay raga kula dardaarmaan inay cabbaan shaah laga sameeyay dhegeyare oo caano lagu daray, waxay sheegeen arrintaas inay daaweyso tabaryarida xagga galmada sidoo kale dhegeyaraha wuxuu taraa faa'idooyinkan soo socda
 
  • Xaaladaha qaarkooda madhallaysnimada raga ayuu daaweeyaa
  • wuxuu awood siiyaa biyaha raga wuxuuna ka dhigayaa kuwa firfircoon marka naagta ay ku dhacaan
  • sidoo kale xubinta taranka ninka si xoog buu u adkeeyaa
  • sidoo kale biyabaxa degdega ayuu daaweeyaa
  • naagahana wuxuu u siyaadiyaan ugxanta