Mooska%20madow
Mooska dhibcaha madow leh eeg waxtarka uu leeyahay
Muuska marka uu noqdo mid leh dhibco madmadow wuxuu u tirayaa jirka faa'idooyin badan.
Daraasad dalka Japan laga sameeyay ayaa sheegtay inuu leeyahay faa'idooyinkan
1- wuxuu ka hortagayaa mooska madooban Kansarka, jirkana wuu ka difaacayaa
2- wuxuu daaweeyaa caloolhurka ka dhasha gaastariga
3- Dhiigkarka ayuu u room yahay, wuu habeeyaa socdaalka dhiigga
4- walwalka iyo walbahaarka ayuu kaa fududeeyaa, wuxuu wataa waxyaalaha xasilloonida maskaxda siiya
5- calool-fadhiga ayuu ka hortagayaa caloosha buu socodsiiyaa mindhiciradana wuu daaweynaa
6- taag iyo awood buu jirkaaga u kordhinayaa, waana mid degdeg ah
7- dhiigyaridana wuu daaweeyaa jirka guud ahaan cuntada ayuu jirka u qaybinayaa
8- xanuunka caadada dhiigga dumarkana wuu u roon yahay