VITAMIN%20d
Maxaa lagu gartaa Fatamiin D inuu jirkaaga ka maqan yahay

1- xanuun joogto oo kalabax lafaha gala iyo tabaryari

2- lafaha si sahlan inay u jabaan

3- timaha inay daciifaan oo ay daataan

4- gamaanyo aad u badan maalin cadey kuu timaada
5- dhidid siyaado ah oo jirkaaga ka soo daata
6- jirkaaga oo awood u yeelan waayo jirrooyinka inuu iska

difaaco

7- walwal iyo xanaaq badan aad iska dareento mar walba

Sidee lagu helaa vitamin D?

Inaad cunto cuntooyinka laga heli karo Vitamin D oo ay ka mid

yihiin

Kalluun,  caano, Ukun, Saliidda beerka Nibiriga
sidoo kale qorraxda inaad u dhigto jirkaaga