Astaamaha%20lagu%20ogaado%20ninka%20daacadka%20ah%20signs%20of%20honest
Gabadha siday ku ogaan kartaa ninka daacadka ah

ninka daacadka ah waxaa lagu garan karaa astaamahan soo socda

1- marka uu gabadha barto wuxuu u sheegaa run inuu guur diyaar u yahay, dantiisa shukaansi keliya ma aha

2- wuxuu iska ilaaliyaa inuu gabadha ku cayaaro, oo dantiisa ay tahay inuu jirkeeda ku raaxaysto

3- sharafteeda wuxuu u dhowraa sida walaashiisa oo kale, lagama yaabo inuu wax xun ku sameeyo

4- hadalka uu kula hadlayo wuxuu ahaanayaa mid run ku salaysan oo edeb wata oo aan lahayn fuxshi

5- ehelkeeda iyo walaalaheeda ayuu si fiican ugu dhowaanayaa, waayo wuxuu ka rabaa mustaqbal guur

6- wuxuu isu diyaarinayaa sidii uu mustaqbal u dhisi lahaa oo mas'uuliyad u qaadi lahaa