I%20am%20jealous
Masayrka labada qofba wuu ku dhacaa raga iyo dumarka laakin waxaa aad u kulul kan raga, ninka markuu arko naagta uu jecel yahay oo nin kale la hadlaysa aad buu isku baddalaa wuxuu dareemayaa in naagtaas ay isaga khiyaantay, waxaa laga yaabaa raga qaarkooda inay naagta sidaas ku gooyaan oo ay xiriirka u jaraan marka ay arkaan inaysan ahayn qof is ilaalinaysa.
masayrka naagaha isagana waa kulul yahay naagaha qaar baa ninkooda dhib weyn u gaysta marka uu guursado naag kale, nin sacuudiyaan ah maalmahan aan soo dhaafnay naagtiisa saliid kulul ayay ku shubtay isagoo hurdaya , waayo wuxuu guursaday naag kale waxay iska dhigtay inay raalli ka tahay guurkaas, marka uu seexday ayay gaaday oo ay ku shubtay saliid karkaraysa , marka dumarka marka ay masayraan meel fog ayay la tagaan raga