Waxaa la og yahay dadka sheegatada ayaa aad isugu dhegiyo qabyaaladda
dadka qabiilkaas  u dheshay waxaa laga yaabaa inaysan faankaas galin
laakin kuwa nasabkooda u arko inuu dhiman tahay oo sheegatada ah iyaagaaba ka kaga daran dadka dhaladka ah
hadalkan si fiican ayaad uga dhex arki kartaan bulshada soomaaliyeed