Daawada sixirka iyo isha oo ugu fiican

Daawada sixirka iyo isha

Daawada sixirka iyo isha oo ugu fiican
Daawada sixirka iyo isha oo ugu fiican

Waxaa laga yaabaa qofka in la sixro ama la illeysto  waxa ugu fiican qofka isku daaweyn karo waa Quraanka kariimka iyo sunnada nabiga qofka wuxuu akhrisanaa  suuradahan soo socda iyo ducooyinkan:

سورة البقرة
سورة الفلق
سورة الناس
سورة الفاتحة

aayadaha sixirka lagu buriyo
aayadaha sixirka lagu buriyo

Ducooyinka waa kuwan:

أَعوذ بالله السمِيعِ العليمِ من الشّيطان الرجيمِ

أَعوذ بِالله العَظِيمِ, وبوجهِه الْكرِيمِ, وسلطانه القديمِ, مِنَ الشيطان الرجيمِ.
أعوذ بكلمات اللَّه التامة, من غضبه, وشر عباده، ومن همزات الشياطين وأن يحضرونِ
أَعوذ بكَلمَات اللَّه التامة من كل شيطان وهامة ومن كل عين لامة
أعوذ بكلمات اللَّه التامات من شر ما خلق
بِسمِ اللَّه الَّذي لاَ يضر مع اسمه شيْء في الأرض ولا في السماء, وهو السميع العلِيم
أَسأل اللهَ العظيم, رب العرشِ العظيمِ أن يشفيك
بسم اللَّه‏ ‏أَرقيك ‏من كل شيٍْ يؤذيك من شر كل نفس أَو عين ‏حاسد ‏اللَّه ‏يشفيك, بسمِ اللَّه ‏أَرقيك.
بسمِ الله يبرِيك ومن كلِ داء يشفيك ومِن شرِ حاسد إِذا حسد، وشرِ كل ذي عينٍ.
بسمِ الله أَرقِيك, من كل شيء يؤذيك, مِن حسدِ حاسد، ومن كل عينٍ الله يشفيك.
بِسمِ اللَّهِ (ثلاث مرات) أُعيذُك بعزّةِ اللَّه وقدرته من شر ما تَجِد وتحَاذِر
اللهم رب الناسِ، أَذهب البأْس, واشف أَنت الشافي، لاَ شفاء إِلاَ شفاؤك، شفاء لا يغادر سقما.

Waxaa lagaa rabaa inaad ku sugnaato dahaaro marka aad akhrisanayso aayadahaas iyo ducooyinkaas, waxaana lagaa rabaa maalin kaste inaad akhrisato

Sixirka iyo isha iyo jinka farqiga u dhexeeya

Calaamooyin sixirka lagu garto

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More