Thursday, 17 March 2016 19:07 Written by
Published in Fahamka Muwaadinimada

Qiimaha wax wadaaga

Rate this item
(0 votes)

Qiimaha wax wadaaga waxa ka dhalanaya xuquuq, sida  xaqa in la abaabulo kacdoon leh qaab silmiya si cadaadis loo saaro xukuumada ama qayb ka mida masuuliyiinta si ay u bedelaan siyaasad ama go,aan ay qaateen ,iyo xaqa loo leeyahay in la joogteeyo sii wadida mudahaardyo ,cunta joojin iyo shaqo joojin iyadoo la tix gelinayo qaabka qaanuunku u nidaamiyay,lagana qayb qaato xaqa codaynta  doorashooyinka kala duwan,iyadoo laga mid noqon karo aasaaska iyo xubinimada axsaabta siyaasiga ah iyo jimciyadaha iyo dhamaan urur kasta oo bulshada kusoo kordhinaya adeeg iyadoo lays sharixi karo doorashooyinka guud nooc kasta oo ay noqdaanba .

Read 335 times Last modified on Friday, 18 March 2016 04:49