Cudurka%20jabtada%20waa%20sidee%20gonorrhea
Cudurka jabtada waa cudur galmo sabab u noqota waa cudur caan ah oo ku dhaca ragga iyo dumarka, geedka ninka waxaa ka soo baxa dhiig iyo carun (malax) sidoo kale cambarka dumarka wuxuu soo saaraa dhiigga iyo malaxda, cudurka jabtada afka enlishka waxaa lagu dhahaa Gonorrhea afka carabigana waa loo yaqaanaa  السيلان, cudurkan wuxuu ku gudbaa galmada noocyadeeda kala duwan sida galmada farjiga iyo midda afka ama midda dabada, waa cudur  xanuun badan  qofka aad u dhibaya oo u keeni kara dhibaato badan.
jabtada inta badan waxaa sababta galmada si kasta ay dhacdo waa jirro galmeed shaki kuma jiro arintaas, haweenka iyo nimankaba waa ku dhcadaa jabtada.
jabtada sidee loo daaweeyaa?
waxaa lagu daaweeyaa daawooyinka antibiyootiga loo yaqaano