Eeg%20dabeecadaha%20dumarka%20markay%20uur%20qaadaan
Haweenka marka ay uurka qaadaan jirkooda waxay ka gartaan waxyaalo aan caadi ahayn, marka la gaaro todobaad waxay dareemaysaa naagta isbaddal weyn xagga dabeecadda sidoo kale jirkeeda waxay ka dareemaysaa caajis iyo wahsi, marka wax yar uu sii jiro uurka hablaha qaarkooda waxaa ku dhaca waxa loo yaqaano walaca ama heestamada, taas dumarka way kula baxaan naago waxaa jira heestamadooda ay gasho cuntada inay jeclaadaan cuntooyin gaar ah ama ay nacaan kuwo kale, sidoo kale haween waxaa jira galmada aad u jeclaada marka ay uur bixiyaan, waxaa kaloo jira kuwoo naco galmada, waxaa ugu sii daran kuwa naco ragooda ama xaaskooda waxaa la sheegay haween nimankooda iska furay marka ay uur qaadeen waaba laga kari waayay ninkaaga la joog way diideen.