Cudurka%20Yiridka%20muxuu%20yahay%20sidee%20baa%20loo%20daaweyn%20karaa
Cudurka lagu magacaabo yiridka waa cudur ay la bukadaan ilkaha jirridooda ama meelaha ay ka soo baxaan, marka ciridka bukado oo dhiig ka soo baxo afka wuu urayaa wuxuu keenayaa ur aan loo adkaysan karin oo ay kugu nici karaan dadka asxaabtaada ah,  marka hore waxaa loo baahan yahay inaad iska ilaaliso wasakha ilkaha sidoo kale waa inaad badsataa cuntada ay ku jiraan qudrada sida liin dhanaanta iyo yaanyada ansalaatada, waxaad oo dhan waxay ilaaliyaan afka cudurada ku dhici kara, jirada yiridka aad bay u dhibtaa ruuxa ay ku dhacdo waayo waxay la xiriirtaa meel aad u muhimsan meeshaas oo ah afkii aad wax ku cunaysay oo aad ka hadlayso dadka aad la hadlayso neefta kaa soo baxayso ayaa gaarayso haddii neeftaas ay leedahay ur qurmuun aad bay kuu kahanayaan dadka aad la joogto siiba haddii aad leedahay xaas , waayo xaaskaaga waa qofta kugu dhow dadka oo laga yaabo afka inaad is galisaa, haddii afkaaga aad u urayo sidey u dulqaadan kartaa.