Waxyaalahan%20kelliyahaaga%20ayay%20burburiyaan%20iska%20jir
Walaal sidaad og tahay kelida waxay ka mid tahay xubnaha qaaliga ah oo Ilaahay na siiyay waxaad ogaataa waxyaalahan aan sheegi rabno inuu burburinayo kelliyaha:
    Biyobadan inaadan cabbin
    inaad isku reebto kaadida ama saxarada oo aad ka daahdo musqusha
    cusbo badan inaad cunto
    xanuunada mareenka kaadida inaadan ku dadaalin
    inaad daawo badan qaadadto gaar ahaan kuwa xanuunka joojiya