Cuncunka%20wareegga%20futada%20maxaa%20sababaya
 Qofka wuxuu la kulmaa mararka qaarkood cuncun uusan la joogin karin gaar ahaan dabada daloolkeeda, kaas oo dhib badan u keenaya qofka marka maxaa la dhihi karaa arintaas sabab u noqon kara?
marka hore waxaa laga yaabaa nadaafad xumida qofka waxaa laga rabaa inuu si fiican isaga dhaqo meesha marka uu soo guto xaajadiisa, sidoo kale inuu iska ilaaliyo kastuumooyinka ka samaysan marooyinka jirka guba sida nayloonka oo kale gaar ahaan xiliga kulaylka, teeda kale cuntada aad cunayso waa inay tahay mid nadiif ah, sidoo kale biyaha aad cabbayso waa inay ahadaan kuwo nadiif ah, biyaha mulumuliga leh waxay keenayaan jariiriso waxa lagu magacaabo taasoo dabada ka dhexdhalata waxay u baahanahysaa qofta ay ku dhaco inay meesha si xun u xoqdo, marka iska gaar arintan, waxaa laga yaabaa xoqitaanka inuu keeno nabro daran oo xanuun badan