Problems%20in%20bed%20sababta%20biyabaxa%20degdega
Biyabbaxa nooca jirrada ah waxaa keena siigada badan qofka markuu badsado taas waxay keenaysaa maqaarka guska inuu noqdo mid xasaasiyad leh oo aan u adkaysan karin taabasho, marka ninka uu u tagayo naagta uu ku taabto cambarkeeda 2 daqiiqo xitaa galmada ma sii wadi karo, marka taas waa cudur ragga qaarkooda ku dhaca, taas waxay u baahan tahay qof inuusan u laabanin seegada oo toos uu isaga joojiyo, biyabbaxa aan ahayn cudurka waa iska istaagaa kaligiisa qofka markii uu muddo xaaskiisa qabo, taas waxaa sabab u ah biyaha oo qofka ku batay taas oo keenaysa ninka inuu si dhaqsi u daadiyo biyaha shahwada, raaxo badanna kama helayo, sidoo kale maskaxdana way noqonaysaa qofka markuu aad u daawado filimada segiska am ama galmada wuxuu noqonayaa qof biya fudud.