Problems%20in%20the%20marital%20relationship
Ninka marka uu galmada badsado waxaa ka jilcaya geedka , marka uu geedkiisa jilco naagtiisa ma dareemayso raaxada ay rabto, waayo naagta waxay u baahan tahay xubinta marka ay adag tahay, sheekadu ma aha geedka ninka inuu dheeraado ama uu weynaado waxaa muhimsan inuu guska ahaado mid adag aan damaynin marka aglmada socoto, waayo marka uu damayo xiliga ay galmada saocto xaaska ma helayso raaxada ay u baahan tahay, sidoo kale ninka marka uu si dhaqsi u biyabaxo naagta ma gaaraysyo meesha ay rabtay oo raaxada ah, haweenka soomaaliyeed aad bay u xishoodaan ma sheegan karaan marka ay rabaan in loo galmoodo taasna waa laga fiican yahay ninkaaga waa xalaalkaaga marka waxaa lagaa rabaa inaad u sheegato waxa aad u baahan tahay.
waxaa kaloo jira marka uu geedka ninka sidaa noqdo ma jirtaa daawo lagu adkayn karo ?
waxaa lagaa rabaa inaad kala fogayso waqtiyada aad xaaskaaga u tagayso sidoo kale waa inaad badsataa cuntadan soo socota

ukunta

basasha

caanaha

xulbada

jirjiirka

basbaaska

xilibka qollayda

haddii aad heli karto malab iyo ginseng aad bay u fiican tahay