Geedka%20Avocato%20waxa%20uu%20jirka%20tari%20karo%20eeg
Geedka loo yaqaano Avocato  wuxuu ka mid yahay geedaha aadka u nafaq badan marka qofka cuno waxaa laga helaa vitamiino aad u fara badan, wuxuu u roon yahay wadnaha indhaha lafaha jirka sidoo kale wuxuu xoojiyaa istaagga xubinta taranka ragga inay si fiican u is taagto, wuxuu leeyahay waxyaalo badan oo jirka u roon timaha maqaarka lafaha guud ahaan caafimaadka, sidoo kale dadka raba inay cayilaan oo ay naaxaan aad buu wax ugu tarayaa wuxuu ka mid yahay cuntada lagu naaxo oo lagu buurto jirka xoog badan siisa.