Ilka%20xanuunka


الألم الذي يصيب الضرس صعب جدا ولذا يجب عليك من الأول أن تحذر الأشياء التي تؤدي إلى تسوس الضرس واسوداده لذا يجب عليك أن تتجنب السكريات والحلويات والأشياء الباردة مع الساخنة


آلام الضرس وكيفية الوقاية منها
 
Gowska markuu bololo wuxuu noqonayaa mid madooban qofka aad buu uga dareemayaa xanuun siiba marka uu cunayo cunto waayo cuntada ayaa dhexda ka gasho ileen wuu boqsan yahay markaas aad buu u xanuunayaa qofka ma seexan karo waxna ma qabsan karo, mar kastana haddii aad cunto xanuun joojiye wuxuu kuu keenayaa mustaqbalka dhibaatooyin side effects ah sida keliiya inay kaa hallaabaan marka haddii aad qabto gows xanuun waxaa habboon inaad iska siibto gooska kaa xanuunaya, haddii kale waa inaad adeegsataa saliida dhegeyara labo dhibic ayaad tas ku siinaysaa gowska hallaysan wax yar kaddib waxaad dareemaysaa nafis iyo raaxo yar xanuunkana inshaa allaah aayar aayar buu u tagayaa.