Af%20urka%20Bad%20breath
Afka wuxuu ka mid yahay xubnaha ugu muhimsan jirka insaanka , waa waxa aad ku qaabilaysid qof kula hadlayo bulshada ayaad ku wajahaysaa waa ka hadlaysaa marka haddii uu yahay mid ay dadka kugu kahanayaan waxaa laga yaabaa noloshada inay ciriiri gasho, xitaa xaaskaaga way kugu nacaysaa afka uraya,

marka maxaa keeni kara afka uraya 

sababo badan ayaa keenaya afka uaraya waxaa ka mid ah oo ugu muhimsan sababahan soo socda
in qofka uu ka jirran yahay cirridka ama uu qabo cudurka yiridka
in uu qofka ku dadaalaynin nadaafadda oo uuna cadaysanaynin
ama qofka inuu caloosha ka buko oo urka ka soo baxaya afkiisa uu ka soo baxayo gudaha
marka haddii af urka uu ka yimid midda nadaafad darada qofka waa inuu ku dadaalaa cadayska iyo nadiifinta ilkaha iyo carrabka  laakin haddii uu yahay labada nooc kale waa inuu daawo raadsadaa oo is daaweeyaa, waa inuu baaro calooshiisa.