Aariyada%20badan%20maxaa%20keena%20Wind%20intestines
Dhuusada waxaa lagu tiriyaa waxyaalaha la soo gudboonaada nafleyda nool waxayna caadi ahaan calaamad u tahay caafimaadka guud ahaan iyo shaqada caloosha iyo mindhicirada, laakin marka ay dhuusado badato maxay tilmaamaysaa ?
haddii ay dhuusadu xadka laga rabay ka baxdo oo qofka uu gaari waayo heer dhuusada inuu reebi waayo waxaa laga yaabaa inuu cunto ay ku badan tahay digirta cunay ama uu cunay cunto isagoo degdegaya waayo marka qofka cuntada uu ku cunayo degdeg waxaa caloosha ka gala hawada markaas ayay mindhicirada neef galaysaa oo marka dabada ayay soo aadaan, sidoo kale dhuusada urka badan iyada waxay tilmaamaysaa inaadan muddo musqul galin, qofka waxaa laga rabaa maalintii markay ugu yar tahay inuu hal mar musqul galo.