Blisters%20armpit%20nabraha%20kilkilaha
Dadka qaarkiisa waxaa aad u wareeriya fimanka soo yaaca labada taqfash ama kilkilood nabaradaas aad bay u xanuun badan yihiin waxayna ka soo baxan rag iyo dumarba, maxaa keenaya tolow?
guud ahaan kilkilaha waa meelu nugul inay nabro kasoo baxaan siiba marka ay timo leeyihiin waayo qofka markuu dhididon ayaa timaha meesha ku yaalla noqonaya kuwa midab gubtay leh oo wasakha ayaa halkaas ku dhegaya marka timaha taqfasha oo shiirka badan leh meesha oo dhan ayay cuncun u keenayaan waxaa la rabaa in layska xiiro haddii la xiiro timaha kilkilaha waxaa laga yaabaa inay nabrahaas istaagaan haddii ay istaagi waayaan waxaad o baahan tahay inaad dhakhtarka maqaarka u tagto si loo baaro jirkaaga.