QAABKA%20AY%20NAAGAH%20GURIGA%20U%20DUMIYAAN

Waxaa ugu fiican ay isaga ilaalin karto gabadha dhibaatada ka imaan karta burburka gurigeeda waa inay ka fogaataa dhexgalka badan dumarka siiba kuwa dersika iyo garoobada, waxaa la og yahay haweenka la soo furay ma naxaan wax kasta ayaa ka suurowda waxaa laga yaabaa in ay dumiyaan guri dhisan sidoo kale waxaad ka fogaataa kuwa iska dhiga qaraabadaada oo kaa fog waxaa laga yaabaa inay gabadha si toos aan ahayn inay gurigeeda uga fasahaadiyaan, sirta naagaha aad bay u daran tahay kama badbaadi karo qof aan iska ilaalinin marka hore waxaa la isaga moosaa biyaha marka aysan ku soo gaarin haddii aad iska moosi weyso biyaha waxaa laga yaabaa gurigaaga inay la tagaan.

immisa guri ay haween noocaas ah ay burburiyeen, sidoo kale waxay adeegsadaan been waxay leedahay naagtaninkayga aad buu ii jecel yahay mar kasta wuxuu igu dhahaa maxaad u baahan tahay maxaa kuu macaan, sidoo kale xagga galmada been bay ka sheegaan mararka qaarkooda sida loo siro gabdha miskiinka ah