Waa lawada garanayaa ninka marka uu soo qaangaaro ama ay gabadha soo qaangaarto inay yeelanayaa dareen sexy ah ama kacsi ah, taas oo dadka qaarkii u keenayso inay siigaystaan siigada waxaa laga wadaa qofka inuu iska keeno biyaha isagoo adeegsanaya gacantiisa naag iyo ninba way ka suurtagalayaan sheekadan noocan ah, marka waxaa jira rag badan oo awood u la' inay joojiyaan siigada, haddaba waxaad ku joojin kartaa siigada  qababkan:

1- guurso haddii aad guursato meel ayaad u helaysaa dareenkaaga

2- ka fogow naagaha qaawan inaad daawato iyo wixii ku kicin kara

3- musqusha ha ku soo daahin

4- kaligaaga meel ha seexanin, haddii qol kaligaaga aad seexato waxaa laga yaabaa inuu shaydaanka kugu riido seegada

5- soon waayo soonka wuxuu kaa saarayaa shahwada badan

6- cuntada burutiinka badan leh aad ha u cunin sida hilibka mallayga ukunta caanaha cuntadaas iska yareey

7- cibaadada badi oo isku mashquuli wixii waxa kuu taraya

8- naagaha sheekadooda iska jir, sheekada naagaha waxay kordhisaa shahwada

wadooyinkan ayaad ku joojin kartaa seegada, waayo seegada haddii ay kugu badato dhibaato badan ayay kuu keenaysaa.