Basaboorka%20Soomaaliya

Basaboorka Soomaaliya oo wadamo Horleh lagu tagi karo asagoo ka awood batay Baasaboorada dalalka Jabuuti iyo Itoobiya (Akhriso Sababta)

Qiimeyn dhanka awoodda baasaboorrada waddama dunida ah oo dhowaan lasameeyay ayaa lagu ogaaday in baasaboorka Soomaaliga uu leeyhaya ixtiraam ka badan baasaboorrada wadama Ethiopia, Djibouti, Ciraaq, Afghanistan iyo lix dal oo kale.

Dalalka aad ku tegi kartid Visa la’aan:

1-Anguilla
2-Dominica
3-Micronesia
4-Haiti
5-Malaysia
6-Niue
7-Philippines
8-Saint Vincent
9-The Grenadines.

Dalalka Visaha kugu siinaya garoonka dhexdiisa.
1-Bangladesh
2-Burkina Faso
3-Mali
4-Cook Islands
5-Cape Verde
6-Djibouti
7-Georgia
8-Guinea-Bissau
9-Guyana
10-Cambodia
11-Comoros
12-Saint Kitts and Nevis
13-Lebanon
14-Sri Lanka
15-Madagascar
16-Macau-(waa maamul goboleed ka tirsan Shiinaha sida Hong Kong).
17-Mauritania
18-Maldives
19-Mozambique
20-North Cyprus-(Wadankan dunidu ma aqoonsana marka laga reebo Turkiga).
21-Palau
22-Rwanda
23-Seychelles
24-Togo
25-East Timor
26-Tuvalu
27-Uganda
28-Samoa
29-Hindia
30 Turkey
31 Dubia
32 Brazil
33 south africa 
34 kenya