Somalida%20yurub
Maalmahaan waxaa la qaatay caruur aad u farabadan oo ku nool yurub gaar ahaan kuwa ku dhaqan dalka Norway, marka aad eegto sababaha loo qaato lama ogaan karo sababta dhabta ah oo caruurta loo qaadanaayo.
waaa la sheegay inta laga qaato waxaa u badan Soomaali waayo waxaa la diidan yahay inay diintooda wali haystaan.
sida la ogyahay gumaystuhu markuu yimid soomaali wuxuu isku dayay inuu helo dad soomaali kirishtaan ah taas oo ay aad u rabeen si ay u helaan dad soomaali gaalo ah, laakin taas way u suurtagali waysay waayo soomaali waa la ogyahay taariiikh ahaan waxay tahay, waa dad gaaldiid ah oo xabashada intaas sano ayay la dagaalamayeen Axmed Gurey iyo Sayid Mamaxmed Cabdulle Xasan waa la og yahay wixii ay ahaayeen.
marka ninka ma anaagta soomaalida lagama yaabo in si sahlan diin aan islaam ahayn laga dhaadhiciyo , laakin sheekadan hadda ay wadaan reer yurub ayaa laga yaabaa qaar inay badda la tagto marka soomaaliyeey jiifka ka kaca oo daliina dhista.