Viber Free Calls

Shukaansiga dumarka qofba si buu u arkaa hablaha soomaaliyeed qaarkooda waxay u arkaan shukaansiga inuu yahay ilbaxnimo gabdho badan ayaa sidaas ku gacan galay, waxay moodaan in nin saaxiib laga dhigto oo jacayl lala jilo inay tahay arintaas arin reer magaalnimo ah, gabdho badan ku nool xamar ayaa maanta soo galaya imo ama viber ama whatsup si ay u shukaansadaan raga ku nool dibada gaar ahaan wadamada yurub, waxaa laga yaabaa inay la gasho bad aad u weyn oo ah inay jirkeeda live ahaan u tusto ninkii markaas sidaas uu ku siigaysto, aad bay ugu soo badatay sheekadaan faceb

ook.

Viber%20shukaansi