Marka ay galeen hablaheena yurub waxay la soo baxeen naxariis darradooda siiba marka ay qaateen basaaboorka yurub, qiso ama sheeko yaab leh ayaa jirta oo dhcaday nin iyo naagtiisa waxay ku noolaayeen dalka Qatar gaar ahaan magaalada dooxa, ninka wuxuu ka shaqaynayay shaqo lacag badan leh, naagtiisa iyo ilmahiisa uma diidin waligiisa wixii ay dalbadaan, wuxuu ahaa nin aad u fiican oo deeqsi ah, ninkii wuxuu damcay inuu u wareego yurub maadaama laga helayo baasaboor wuxuu is yiri khaliijka waqti yuuna kaaga lumin ee aad yurub, naagtiisa ayuu ku yiri waxaan u wareegaynaa yurub marka adiga iyo ilmaha leen ayaan idin raadinayaa marka iga sii hormara, naagtii wuxuu u helay leen ingiriiska iyada iyo ilmaheeda, way safreen, marka ay gashay isaga wuxuu ka dambeeyay sanad oo kale, naagtii waxay baratay nin waxay ka dhigatay saaxiib, sanad kaddib waxaa yimid ninkeeda oo ah aabaha ilmahooda, marka uu la soo xiriiray isagoo ka soo hadlaya garoonka waxay ku tiri meel raadso guriga ha ii imaamin isma garanayno, ninkii aad buu u naxay wuu isku dardarsamay wuxuu dareemay inay u dhamaatay runtii.

marka naagaha abaal ma laha badankooda sidaas ayay u galaan ragga daacadka u ah, haweenka beenta isla markii ayay rumeeyaan ninkii raba inuu guri dumiyo wuxuu ka soo galaa xagga naagta.