Waxaa la sheegaa in qaabka ilkaha qofka ay u samaysan yihiin inay tilmaamayaan dabeecadda uu qofka leeyahay.

Qofka leh ilko afar geesood leh waxay tilmaamayaan qofkaas inuu yahay qof degan

Qofka leh ilko sida ukunta oo kale u samaysan waxay tilmaamayaan inuu yahay qof aad fikir badan aadna u murga sidoo kale xishood badan.

Qofka leh ilko kala baxsan fanax leh waxay tilmaamayaan inuu yahay qof kacsi badan naag iyo ninba wuxuu yahay.

Sidoo kale qofka ilkihiisa ay kala fog yihiin waxay tilmaamayaan inuu yahay qof qalbi fiican oo wanaagsan.

ilkaha dhexdhexaadka waxay tilmaamayaan akhlaaqda fiican.

ilkaha dheer oo ballaaran waxay tilmaamayaan shahwo daran iyo qooq iyo war badnaan (daroorinimo)

ilkaha hoose oo leh geesaha wareegsan iyagana waxay tilmaamayaan maskiinimada qofka iyo sahlanaantiisa