Dad badan baa su'aashan is weydiiya, galmada iyo cuntada miyay kala muhimsan yihiin? haddaba jawaabta waxay u baahan tahay faahfaahin dheeraad ah, cuntada waxay ka mid tahay waxa dadka ay naftooda ku ilaaliyaan cunta la'aanteeda laguma noolaan karo dunida, insaanka hadduu cunto waayo gaajo buu u dhimanayaa, galmadse waxay ku soo xigtaa marka loo eego nolosha cuntada, haddii qofka uu galmo samaynin oona uu cunayo cunto waxaa laga yaabaa inuu noloshiisa ku raaxaysan waayo ama inuu waayo xasilooni iyo caafimaad fiican, waxaa la ogyahay galmada inay leedahay caafimaad, qofka marka uu biyabbaxo waxaa jirkiisa ka baxaya dhib weyn oo dulsaaran, sidoo kale galmada waa lagu degaa, nolosha galmo la'aan ma socon karto, marka waxaad dhihi kartaa raaxada galmada iyo macaanka cuntada way isku xiran yihiin, qofkii cunto cuno wuxuu u baahan yahay galmo rag iyo dumar wuxuu yahayba