Dictionary Arabic to Somali oo free ah

Qaamuuska Alkaashif oo ka mid ah qaamuusyada muhimka ah aad ay uga faa’ideysteen arday badan dunida wax ka barata.

Waa qaamuus si fiican u qoran wuxuu xoogga saaray ereyada diiniga ah, qofka raba inuu fahmo musdalaxaadka shareecada islaamka qaamuuskan aad buu uga faa’ideysan karaa.

Dictionary Arabic to Somali oo free ah
Dictionary Arabic to Somali oo free ah

Qaamuuska waa hore ayaa la daabacay waxaa laga yaabaa hadda inaadan suuqa ka helin laakin webka Daruur ayaa kuu sahlay qaamuuska si fudud ayaad ku heli kartaa waliba ereyga soomaliga ama carabiga ayaad ka heli kartaa asoo tarjuman.

Waxaad ka gali kartaa linkigan hoose:

Arabic Somali Dictionary قاموس عربي صومالي

Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More